About Us

Damal is a discussion forum and research center that provides a space for academics, students, business communities, education stakeholders, and influencers. It focuses on themes and problems of interest to society to cover topics important today that shapes the future.

Damal is also an education and skill development forum that provides professional courses and seminars to enable achieving academic and career success.
Damal waa gole cilmi baaris iyo doodwadaag kulansiiya aqoonyahanada, ardayda, xirfadleyda iyo indheergardka.

Damal waxaa kabaxa siminaaro iyo koorsooyin tayo leh oo loogu talogalay in ay xoojiyaan aqoonta iyo xirfada aqoon doonaha.
Damal gives you opportunity to publish your articles and receive comments, feedback and ratings from readers. You can also share your articles with other people through social media

Damal is also an education and skill development forum that provides professional courses and seminars to enable achieving academic and career success.
Damal wuxuu fursad kuusiinayaa in aad kudaabacdo Maqaaladaada, hesho akhristayaasha falcelintooda iyo qiimeyntooda. Waxaad kaloo uqeybin kartaa Maqaaladada dadka kale adoo umarniya social media.
Damal gives you opportunity to publish your BLOGS and receive comments, feedback and ratings from readers. You can also share your BLOGS with other people through social media.
Damal wuxuu fursad kuusiinayaa in aad kudaabacdo Aaraahdada, hesho akhristayaasha falcelintooda iyo qimeyntooda. Waxaad kaloo uqeybin kartaa Aaraahdada dadka kale adoo umarniya social media.
Damal offers professional courses in different fields with labs and high-level professional trainers. If you are interested in improving your knowledge and skills or learning a new professions Damal will help you to achieve your objectives.
Damal waxay kuu fidineysaa courses kaladuwn oo ay lasocdaan labs, bixinayaana macalimiin khibradooda sareeyso. Waxay kuu diyaarineysaa in hesho xirfad iyo aqoon tayo leh.
Damal hosts short seminars in different fields with high-level professional instructors. If you are interested in expanding your knowledge and skills with new ideas and technologies Damal will help you to achieve your objectives.
Damal waxaa kabaxa seminars ay qabanayaan dad ay durugsantahay khibrada iyo aqoonta ay uleeyihiin mowduuca ay kahadlayaan. Damal waxay kuu sahleysaa in aad hesho afkaar iyo macluumaad si aad ugaarto hadafkaaga aqooneed iyo xirfadeed.
Here you can post your questions by choosing the topic it relate to it. You can answer also posted questions.
Sualaha aad qabto halkan kusoo bandhig adigoo dooranaya macduuca ay quseeso. Waxaad kaloo kajawaabi kartaa sualaha ay dadka kale qabaan.

Sign Up for Our Newsletter

Subscribe now to get notified about exclusive offers
from The .... every week!